Khasaaraha ka dhashay qaraxii saakay ka dhacay magaalada Muqdisho oo sii kordhay

Waxaa saakay qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso uu ka dhacay laamiga Dayniile gaar ahaan halka loo yaqaan Ifis , qaraxan ayaana lala eegtay gaari nuuca dagaalka ah ay wateen ciidamo katirsan dowladda. Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku dhintay labo qof halka ay ku dhaawacmeen shan qof oo kale, dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay … Continue reading Khasaaraha ka dhashay qaraxii saakay ka dhacay magaalada Muqdisho oo sii kordhay